Iska Hor imaad xoogan oo hada ka socda Xerada Gen. Gordan ee ka baxeen Imaaraadka

Waxaa goordhaw iska hor imaad uu ka bilowday gudaha iyo hareeraha xerada Jeneraal Gordan oo ah halka ay degan yihiin Ciidamada ay tababareen dowlada Imaaraadka Carabta ee dhawaan la wareegtay Dowlada Soomaaliya. Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa  xerada Generaal Gordan iyo hareeraheeda, waxaana wararka aan heleyno sheegaaan in ay dagaalamayaan ciidano kawada tirsan kuwa Imaaradaka … Continue reading Iska Hor imaad xoogan oo hada ka socda Xerada Gen. Gordan ee ka baxeen Imaaraadka